Mid ka mid ah jidadka ugu burburka badan Muqdisho oo dib loo dhisayo (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay ka qayb galka dadaallada isku tashiga ah ee lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shacbka Soomaaliyeed iyo Dawladda Federaalka ah ay hor … Continue reading Mid ka mid ah jidadka ugu burburka badan Muqdisho oo dib loo dhisayo (Daawo Sawirro)